Nunez, Haaland & Saxiixyada Ugu Waaweyn Ee Ilaa Haatan La Dhamaystiray.

0
141

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxa si  Rasmi ah u furan suuqa kala iibsiga iyada oo ay kooxuhu durba bilaabeen xoojinta kooxohooda si ay u dhisaan kooxda ay doonayaan in ay ku ciyaaraan xilli ciyaareedka dambe.

Kooxaha ayaa dhamaystiri kara saxiixyada xiddigaha ay doonayaan xagaaga laakiin xiddiga ayaa si Rasmi ah u noqon doona xiddig ka tirsan kooxda 1 bisha July ee soo socota.

Hadaba kooxda.com ayaa si Update ah halkan ugu soo bandhigi doonta saxiixyada waaweyn ee ilaa haatan la dhamaystiray suuqa kala iibsiga xagaaga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here