Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Galmudug ayaa gurmad biyo dhaamin ah u sameeysay qoysas ay abaaruhu saameeyeen, kuwaasi oo xaalad biyo la’aaneed ay ku heysatay deegaannada Bandar-Sheekh iyo Buq qalooc oo ka mida deegaannada fog fog ee ku yaala Waqooyi bari ee Gobalka Mudug.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Cabdicasiis Xasan Macalin.