Maamulka iyo Bulshada Xaafada kulmis ee Jowhar oo Howlo Nadaafadeed ka Bilaabay Nawaaxiga Garoonka Shoongale.

0
142

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Nadaafaddan ayaa ujeedkeedu waxaa uu ahaa bilic soo celinta garoonka kubadda cagta shoongale Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle waxana fuliyay bulshada xaafada kulmis.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here