Culumadda Soomaaliyeed oo ku Baaqay in loo naxariisto Xayawaanka dabjooga ah.

0
130

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhibaatooyin baddan ayey la kulmaan bulshada qaar  xayaawaada guri joogta ee la rabaayadeeyo sida biasadda oo kale

Waxaana jirta in xayawaankan inta baddan uu la nool yahay bulshada soomaaliyeed halka ay jiraan kuwa duurjoog ah oo ku nool baadiyaha iyo meelaha fog fog.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa ; – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here