Wasaaradda Deegaanka Hirshabeelle oo Jowhar ku qabatay Shir ku Saabsan Natiijada ka hortaga jarista Dhirta.

0
149

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – shirkan ayaa malmahan waxaa looga hadlayay sidii bulshada looga wacyigalin lahaa jarista dhirta dhibatooyinka deegaanka uu kala kulmo iyo noolaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here