Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8aad oo maanta si rasmi ah kaga furmay Degmooyinka Hirshabeelle.

0
160

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kusimaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye kuxigeenka 2aad Barlamaanka Hirshabelle Mudane Mahad Hassan osman ayaa daahfuray imtaxaanka shahaadiga dugsiga dhexe fasalkiisa 8aad oo ka qabsoomay dhamaan intabadan degmooyiinka Dowlada Hirshabelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here