Trump oo waxba kama jiraan ku tilmaamay maragga ay inantiisu furtay.

0
134

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxwaynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale dhaliilay inantiisa Ivanka kadib markii ay iska fogaysay sheegashadiisii aan sal iyo raadka lahayn ee uu ku sheegay musuqmaasuq ballaadhan oo doorashooyinka ah.

Baadhitaan lagu sameeyay rabshadihii 2021 xarunta US Capitol ayaa lagu baahiyey muuqaal aan hore loo arag oo Ivanka ku diidayso sheegashadiisa.

Trump waxa uu sheegay in Ivanka aysan eegin natiijada doorashada oo ay “in badan tan iyo markii la hubiyay”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here