Jowhar – ( Radio isnaay ) – Cudurkan ayaa malmahan waxaa uu umuuqda mid ku sii faafaya bulshada Magaalada Jowhar waxa ayna dadka qaar ay ku sababeyeen cunnada dibadda laga keeno.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.