Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe oo deeq raashiin ah u qeybiyey dadka ku nool Degmooyinka Warshiikh, Ragacelle iyo Cadalle.

0
125

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe Mudane Axmed Meyre Makaraan ayaa deeq raashiin u qeybiyey boqolaal qoys oo kunool Degmooyinka Warsheekh, Ragaceele iyo Cadalle oo kamid Degmooyinka ay dadkeedu saameeyen abaaraha kajira Deeganada Hirshabelle iyo Guud ahaan Dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here