Tababar ku saabsan Maamul daadajinta deegaanka oo laga daahfuray Magaalada Jowhar.

0
140

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Bey,ada Badda iyo Bariga Maamulka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar caasimada hirshabelle  ka furtay Tababar ku saabsan hirgalinta baahinta Deegaanka  oo loo marayo Maamul daadajinta deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here