Sare ukac markale ku yimid qiimaha Maciishada ee Suuqyada Magaalada Beledweyne.

0
138

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Beledweyne oo ka mid ah magaalooyinka uu saameeyay abaaraha ka jira dalka ayaa waxaa laga dareemaya sare ukac dhanka Qudaarta.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here