Jesus, Zinchenko, Tielemans & 11-Ka Xiddig Ee Lala Xiriirinayo Arsenal Suuqa Kala Iibsiga.

0
153

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Arsenal ayaa gali doonta suuqa mashquul ah xagaagan iyada oo Mikel Arteta doonayo in uu xoojiyo kooxdiisa ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub.

Arsenal ayaa si weyn loola xidhiidhinyaa weeraryahan cusub iyada oo Arteta doonayo in uu helo xiddigo weerarka ka ciyaara kadib bixitaankii Alexandre Lacazette.

Xiddigaha Gabriel Jesus,Osimhen iyo Abaraham ayaa ah xiddigaha sida weyn loola xidhiidhinayo kooxda Arsenal tan ilaa markii uu dhamaaday xilli ciyaareedka.

Sidoo kale Arteta ayaa doonaya xiddigo ka ciyaara daafaca, garabka weerarka iyo waliba khadka dhexe waxana jira xiddigo badan oo lala xidhiidhinayo Arsenal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here