Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inkasta oo uuna suuqa kala iibsiga xagaagu si Rasmi ah u furmin hadana waxa haatanba jira saxiixyo la dhamaystiray isla markaas lagu dhawaaqay.
Kooxaha ayaa dhamaystiri kara saxiixyada xiddigaha ay doonayaan xagaaga laakiin xiddiga ayaa si Rasmi ah u noqon doona xiddig ka tirsan kooxda 1 bisha July ee soo socota.
Hadaba kooxda.com ayaa si Update ah halkan ugu soo bandhigi doonta saxiixyada waaweyn ee ilaa haatan la dhamaystiray suuqa kala iibsiga xagaaga.