Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gabdho baddan oo ku nool jowhar isla markaana waxbaraty ayaa xirfado kala duwan oo ay ka mid tahay sameeynta macmacaanada noocyo kala duwan ku sameeya magaalada jowhar xilliyada Aroosyada ,dhalashooyinka iyo xafladaha gaarka ah.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.