Beeraleyda Jowhar oo Rajo wanaagsan ka Muujiyay Wax soo saarka Beeraha.

0
307

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili Mudooyinkii dambe uu hoos udhac laga dareemayay wax soo saarka beeraha iyo guud ahaan dalagyada lagu iibiyo suuqa Magaalada Jowhar ayaa hadda waxaa muuqata in beeraleyda ay wadaan dadaalo lagu xoojinayo tacabka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here