Sida Ay Noqon Karto Shaxda Barcelona Hadii Ay Helaan Salah & Lewandowski

0
139

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Barcelona ayaa doonaysa in ay heegan galiso kooxaha reer yurub lana soo saxiixato xiddigaha Robert Lewandowski & Mohamed Salah suuqa kala iibsiga xagaaga.

Barcelona ayaa lumisay Lionel Messi xagaagii hore laakiin waxa ay u muuqataa in ay dib u soo laabanayso iyada oo Xavi dib u dhisayo kooxda ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka dambe.

Xavi ayaa doonaya in uu kooxdiisa keeno xiddigaha Robert Lewandowski & Mohamed Salah kuwaas oo ku jira sanadkii ugu dambeeyay ee heshiisyada kooxaha Bayern iy Liverpool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here