QM oo ka digtay in Soomaaliya ay qarka u saaran tahay inay ka dillaacdo macaluul gallaafata boqollaal kun oo qof.

0
148

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qoraal uu soo saaray Adam Abdelmoula oo ah xidhiidhaya hawlaha bini’aadanimo ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ayaa sheegay in Soomaaliya ay qarka u saaran tahay inay ka dillaacaan gaajo iyo macaluul baahsan oo gallaafata nolosha boqollaal kun oo qof. Isaga oo sheegay in xaalada abaarta ee Soomaaliya ay ka sii darayso marba marka ka dambeeya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here