Chelsea Oo Arsenal Ku Garaacaysa Saxiixa Gabriel Jesus.

0
145

Jowhar – ( Radio Isnaay )  – Kooxda chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay u dhaqaaqayso saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Man City ee Gabriel Jesus sida ay sheegayaan wararku.

Xiddiga Gabriel Jesus ayaa la filayaa in uu isaga tago kooxda Man City xagaagan isaga oo doonaya in uu ku biiro koox cusub ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub.

Kooxda Arsenal ayaa si weyn loola xidhiidhinayay saxiixa xiddiga iyada oo ugu cad-cadayd in ay ku guulaysato saxiixa xiddiga reer Brazil.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here