Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaramada Midoobay ayaa ka digtay dib u dhaca ka jawaabida looga hortagayo macluusha ka jirta Soomaaliya, iyadoo in ka badan 200,000 oo qof ay qarka u saaran yihiin inay u dhintaan macluul.
Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.