Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowlaha Hoose ee Hirshabelle iyo Dowladda Hoose ee Degmada Warshiikh ayaa si wadajir ah uga daah-furay Degmada Warshiikh barnaamijka Wada-tashiga Bulshada ee Hanaanka Horumarinta Degmada ee loo yaqaano (District Development Framework -DDF-) iyadoone si rasmi ah uu daah-furay guddoomiyaha Degmada Warshiikh Mudane Xasan Maxamed Axmed -Darafey.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.