Xiddigaha Ay Doonayaan Kooxaha Ugu Waaweyn Suuqa Kala Iibsiga Xagaaga.

0
159

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyada oo xilli ciyaareedka 2021/2022 si Rasmi ah u dhamaaday waxa indhaha lagu jeedinayaa suuqa kala iibsiga xagaaga iyada oo kooxaha premier League isha ku hayaan in ay sameeyaan saxiixyada ay doonayaan in ay ku xoojiyaan kooxooda.

Kooxaha qaar ayaa haatanba bilaabay in ay sameeyaan saxiixyada ay doonayaan inkasta oo uuna suuqa kala iibsigu wali si Rasmi ah u furmin.

Kooxaha waaweyn ee premier League ayaa la filayaa in ay suuqa u galaan sidii ay u samayn lahaayeen saxiixyo ka caawinaya in ay ku tartamaan koobab xilli ciyaareedka dambe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here