Kulan looga Hadlayay Horumarinta Waxbarashada Ardayda Gobolka Hiraan oo lagu qabtay Beledweyne.

0
122

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan ayaa looga hadlayay sidii loo kordhin lahaa waxbarashada Ardayda dhigta Dugsiga Shiikh Maxamed ee magaalada Beledweyne waxaana loogu baaqay in Horumariyaan Waxabarashada Deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here