Maamulka degmada Mahadaay oo Deeq gargaar ah gaarsiyey Qoysas danyar ah.

0
156

Jowhar (Radio Isnaay) Maamulka degmada Mahadaay ayaa deeq gargaar a gaarsiiyay qaar kamid ah dadka Abaaraha ay saameeyeen iyadoona dadka gargaarka lagaarsiiyay ay dalbadeen in la kordhiyo gargaarka maadama aysan ku filneyn deeqdan lagaarsiiyay.

Warbixinta Waxaa Soojeedineyso:- Xaliimo Calib Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here