Wasaaradda Gargaarka XFS oo Deeq Raashin ah u qeybisay Dad Danyar ah.

0
173

JOWHAR (Radio isnaay)  Wasaaradda Gargaarka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa deeq raashin ah u qeybisay ku dhawaad Lix Boqol oo qoys oo ka mid ah danyarta ku nool Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir.

Warbixitaan waxa soo jeedineysa;   Xaliimo Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here