Dhaqaatiirta Soomaaliyeed Oo kahadlay koriimada dhalaanka sida ay uga qeybqaadato naasnuujinta

0
194

Jowhar (Radio Isnaay)- Caanaha Hooyada ayaa kafaa’ido badan in cunuga la siiyo caanaha xoolaha iyo caanaha kale ee dibadaha laga keeno,Cuduro badan ayuu ka ilaaliyaan  naaska hooyada dhalaanka yar wuxuuna kaqeyb qaataa korimaada jirka Ilmaha.

warbixintaan waxa inoo soojeedineysa ;-Maryama Sheikh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here