Beeraleyda Magaalada Jowhar Oo Walaac Ka Muujiyay Waxsoosaarka Beeraha  Ee xiliga Guga.

0
204

Jowhar (Radio Isnaay)- Labadii sano ee lasoo dhaafay Beeraleyda magaalada Jowhar ee caasimada dowladd gobaleedka Hirshabelle iyo deegaanada hoosyimaado waxaa saameen ku yeeshay fatahada Wabiga Shabelle oo jartay dhul Beereed aad u balaaran oo ay Beeraleydu ku tacbadeen dalagya kala duwan,balse sanadkan waxa ay layihiin biyihii webiga Shabelle si beeraha ay u waraabsadaan.

warbixintaan waxaa inoo soojeedinaayo;-Maxamed Abuukar Cabdiraxman 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here