Dad si sharci daro ah ku galay Britain oo dib loogu soo celinayo Afrika

0
145

JOWHAR (Radio isnaa)- Dowladda Britain ayaa sheegtay in 14 bisha June duulimaadka ugu horreeya ee si qasab ah loogu qaadi doono dadka magangalyo-doonka ah la gayn doono dalka Ruwanda.

Xafiiska wasaaradda arrimaha gudaha wax faafaahin ah kama bixin tirada qaxootiga la gaynayo Ruwanda.

Arrintan ayaa qeyb ka ah siyaasadda cusub ee UK, ay dadka magangalya-doonka ah ee Britain soo gaara lagu geynayo dalka Ruwanda.

Dadkan ayaa badankood ka soo galay Britain dhanka badda iyaga oo adeegsanaya Doomo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here