Beeraleyda Magaalada Jowhar oo Bulshada kaga Digay Jarista dhirta.

0
114

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Geedaha oo la jaraa waxeey ka qeyb qaataan in waxsoosaarka uu yaraado sidoo kalena ay waxba ka soo bixiwaayaan dhulka oo ay ku tiirsan yihiin dadka iyo xoolha waxaana loo tiiriyaa kuleyl badan iyo roobabka oo yaraada isla markaana ay ka dhalato abaar dadka iyo duunyada saameeysay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here