Abaaraha ka jira dalka oo Saameeyn ku yeeshay ganacsiga Magaalada Jowhar.

0
142

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Abaaraha ka jira guud ahaan soomaaliya ayaa waxaa uu saameyn ku yeeshay ganacsatada magaalada Jowhar kadib markii uu sare ukacay maciishada ay iibin jireen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here