Qaban qaabada soo dhaweynta Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka socota Magaalada Baydhabo.

0
205

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maanta oo Talaado ah ayaa waxaa la filayaa in safarkiisii ugu horreeyay uu ugu ambabaxo tan iyo markii la doortay 15-ka Bisha May Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Magaalada Baydhabo ee Xarunta Kumeel gaarka ah ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here