Masuulyiin katirsan Qaramada Midoobay oo kormeer ku tagay xeryaha barakacayaasha ee Beledweyne.

0
183

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xarumaha Barakacyaasha ee Magaalada Beledweyne waxaa ku sii qul-qulaya qoysas barakacyaal ah oo ka soo hayaamay deegaanada ay ku dhufatay abaaraha dalka ka jira.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here