Hirshabeelle oo Baaq adag udirtay Hey’adaha Tageera Beeraleyda deegaanada Maamulkaasi.

0
242

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaaradda beeraha iyo waraabka hirshabelle Maxamed Cumar Ceeymooy ayaa ugu baaqay hey,addaha ka howlgala gobolka iyo kuwa caawiya sida DFP  ay beeraleeyda iyo dadka abaaraha saameeyeen  gargaarkooda kusoo begaan waqtiga ku Haboon.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here