Kulan ku Saabsan Dhismaha Gollaha deegaanka oo laga Daahfuray Jowhar.

0
252

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad 100 ruux oo isgu jiray qeybaha kala duwan ee bulshada  magaalada jowhar ayaa ka doodayay aqoon isweeydaarsi socon doono sadex maalmood oo  lagu baranayo ka qeyb galinta haweenka siyaasadda dowladdaha hoose iyo go,aan ka gaaristaeeda  waxaana  lagu qabtay magaalada jowhar ee maamulka hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here