WARARKA Maamulka Degmada Jowhar oo Wada dadaallo lagu Hormarinayo ganacsiga Caasimadda Hirshabeelle. By admin - May 28, 2022 0 171 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha degmada Jowhar Cusmaan Mukhtaar Bareey ayaa sheegay in maalmaha soo socda dib udayactir lagu sameeyn doono goobaha ganacsiga. Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2022/05/WARBIXIN-HALIIMA.mp3 Share this:FacebookX