Dhalinyarada wax baratay ee Jowhar oo loogu Baaqay in ay Sameystan Xirfado.

0
244

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarro badan oo waxbartay  ayaanan laheyn qorshe ay ku shaqeysan karaan iygaoo leh xirfado u gaar ah balse u hanqal taaga shaqooyin dowladeed madaama ay ka soo baxeen jaamacaddo iyo dugsiyada sare.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here