Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili hoos udhac balaaran laga daremaayo wax soo saarka beeraha ee deegaanada Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxa ay beeraleyda ka warbixiyeen caqabadaha heysta.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.