Ururka Naafadda Jowhar oo Fariin Udiray Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya.

0
246

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururkan oo oo ku mideysan dalada naafadda gobalka ayaa sheegay inaay hambalyo uga sidaan dhamaan naafadda gobalka sida uu sheegay maxamuud axmed raage oo ah afhayeenka ururka naafadda ayaa ka hambalyeey isagoo wakiil ka ah ururka naafadda

Afhayeenka ayaa intaas ku daray inaay dhibaatooyin xagga cunnada ,waxbarshada iyo caafimaadka ay jiraan dadna ay markii horeba ku noolaayeen dowlada iyo dadka muxsiniinta balse lagalay abaaro iyo xilli kala guur ah

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here