Xoolodhaqato ku nool Tuulooyin hoostaga Degmada Mahadaay oo Abaaro uga soo Barakacay deegaanadoodii.

0
215

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xoolodhaqatadan deganaa tuulooyin hoostaga degamada mahadaay ayaa ka cabanaya abaaro iyo cudurro kuwaas oo daaqla,aan iyo biyo la,aan ay isugu darsameen sida uu sheegay Xaamud cali xasan oo ku sugan tuulada buur kaama bareeyo isaga iyo qoysas kale.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here