Soomaaliya oo Dalka Equatorial Guinea uga qeyb galeysa Shirka Midowga Afrika.

0
192

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea waxaa lagu wadaa in uu ka furmo shir madaxeedka aan caadiga ahayn ee Midowga Afrika kaas oo looga hadlayo  isbedelada aan dastuuriga ahayn ee dowladda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here