Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsiyada dalka Canada, gaar ahaan maqaayadaha ayaa kordhiyay qiimihii ay wax ku iibin jireen, iyagoo u sababeynaya maciishadda oo noqoneysa mid qaali ah maalinba maalinta ka dambeysa.
Arrintan ayaa loo aaneeyay dagaalka uu Ruushka ku qaaday Ukraine iyo cudurka COVID-19 ee weli ka jira dunida.