Barcelona & Lewandowski Oo Heshiis Buuxa Gaadhay Laakiin Bayern Munich Ayaa Dhibaato Abuuraysa.

0
266

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Dagaalka kooxda u dhexeeya kooxaha Barcelona Iyo Bayern Munich ee ku saabsan xiddiga Robert Lewandowski ayaa maraya meel adag.

Xiddiga iyo wakiilkiisa ayaa si cad u sheegay in uu doonayo in uu isaga tago kooxda Bayern Munich dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Heshiiska Robert Lewandowski ee Bayern Munich ayaa dhici doona dhamaadka xilli ciyaareedka dambe waxana uu doonayaa in uu isaga tago kooxda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here