Wakiilka Bayern Munich Oo Ka Farxiyay Barcelona.

0
241

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wakiilka xiddiga Robert Lewandowski ee Pini Zahavi ayaa weerar culus ku qaaday kooxda Bayern Munich .

Mustaqbalka Robert Lewandowski ee Bayern ayuu shaki ku jiraa todobaadyadii ugu dambeeyay iyada oo lala xidhiidhinayo xiddiga in uu isaga tagayo kooxda.

Xiddiga Robert Lewandowski ayaa lala xidhiidhinayaa kooxda Barcelona kuwaas oo si dhab ah u doonaya saxiixa xiddiga reer Poland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here