Madaxweynaha Jubbaland oo Hey’adda IOM kala hadlay dib usoo celinta qoxootiga.

0
175

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay madaxa Hay’ada Socdaalka aduunka ee IOM ee Soomaaliya Frantz celestin .

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : Cabdicasiis xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here