CASHARO DIINI AH Tafsiirka Qur’aanka Kariimka Casharkii 48-aad Ee Isnaay Radio By admin - May 22, 2022 0 238 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar (Idaacadda Isnaay)- Dhammaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha Waxaan Halkan idinkugu Soo Gudbineynaa Tafsiirka Qur’aanka Kariimka Casharkii 48–aad ee Idaacadda Isnaay,waxaa Soo Jeedinaya:– AUN Sheekh Nuur Baaruud Gurxan.