Kulan looga hadlayay Xanuunadda ku dhaca Haweenka iyo Ragga oo lagu qabtay Magaalada Jowhar.

0
297

Jowhar : –  ( Radio Isnaay )  -Dhaqaatiirta iyo aqoonyahanada kale ee barta Cilmiga Caafimaadka ayaa isku raacay in diiradda la saaro sidii bulshada looga wacyegalin lahaa Xanuunada ku dhaca ragga iyo Haweenka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here