Khasaaro xoogan oo ka dhashay dabkii ka kacay Ganacsiyo ku dhow Isgoyska Banaadir ee Muqdisho.

0
273

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dab xooggan ayaa xalay ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla isgoyska Benaadir ee magaalada Muqdisho, ayada oo dabkaasi uu geystay khasaaro hantiyadeed, isla markaana uu baabi’iyay Goobihii Ganacsi ee uu ka billowday.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here