Kaka Oo Doortay Shaxdiisa Ugu Fiican Kubada Cagta, Ronaldo Oo Uu Doortay & Messi Oo Uu Ka Reebay

0
138

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Halyeeyga reer Brazil ee Kaka ayaa soo xushay shaxdiisa ugu fiican taariikhda kubada cagta waxana uu shaxdiisa ku daray xiddiga Cristiano Ronaldo laakiin waxa uu ka reebay xiddiga Lionel Messi kaas oo uu ka doortay Ronaldinho.

Shaxda Kaka ayaa ahayd 4-3-3 waxana uu weerarka ka ciyaarsiiyay Halyeeyga reer Brazil ee Ronaldo.

Xiddigaha Cristiano Ronaldo & Lionel Messi ayaa sanadihii ugu dambeeyay ahayd muranka taageerayaasha iyada oo lagu murmo midkooda fiican laakiin Kaka ayaan Messi shaxdiisa ugu fiicanboos uga helin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here