Gabriel Martinelli Oo Arsenal U Qaadan Doona Lambar Cusub Xilli Ciyaareedka Dambe.

0
232

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Arsenal ayaa xaqiijisay maaliyadooda cusub ee xilli ciyaareedka dambe waxana ay Lambar cusub siisay xiddiga garabka uga ciyaara ee Gabriel Martinelli.

Gabriel Martinelli ayaa door muhiim ah ka ciyaaray kooxda Arsenal xilli ciyaareedkan isaga oo ka mid ah xiddigaha muhiimka u ah kooxda.

Xiddiga 20 jirka ah ayaa haatan kooxda u qaata No.35 isaga oo kooxda u dhaliyay 5 gool 5 kalena caawiye ka noqday xilli ciyaareedkan premier League.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here