Arsenal Oo Wadahadalo La Furtay Barcelona.

0
263

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay wadahadalo la fureen kooxda Barcelona si ay u helaan saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara Barcelona ee Memphis Depay suuqa xagaaga.

Weeraryahanka reer Holland oo ku biiray Barcelona sanadkii hore ayaa ku dhibaatooday in uu boos ka helo shaxda Tababare Xavi.

Heshiiska Depay ee Barcelona ayaa dhici doona xagaaga dambe Xavi ayaana diyaar u ah in uu iska diro xiddiga halkii uu lacag la’aan ku waayi lahaa xiddiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here