Wacyegalinta Halista Cudurka Macaanka oo laga Bilaabay Xaafadaha Magaalada Jowhar.

0
182

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhaqaatiirta magaalada Jowhar ayaa bilaabay wacyigalinta Cudurka macaanka oo mudooyinkii dambe ku soo badanayay deegaanada gobolkan shabeellaha dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here